Madaxweynaha Maraykanka iyo xaaskiisa oo laga helay cudurka Covid-19

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19 oo weli faro kulul ku haya meelo ka mid ah caalamka. Trump ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa oo ah Marwada Koowaad ee dalkaasi laga helay cudurka, ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo … Continue reading Madaxweynaha Maraykanka iyo xaaskiisa oo laga helay cudurka Covid-19